Qof laguso qabtay hawlgal shalay islii kadhacay oo manta maxkamad laso taagayo
By Ayanle Dhiire Waxaa la filayaa in maanta maxkamadda la soo taago qof shalay laga qabtay xaafadda Islii ee deegaanka Kamukunji ee ismaamulka Nairobi. Laamaha ammaanka ayaa sheegay in shakhsigan uu ku eedeysan yahay ka ganacsiga caanaha kontarabaanka ah. Shalay…